Xeerkii soomaalidii hore $8.23
Description
Buugga “XEERKII SOOMAALIDII HORE” ee uu qoray qoraa Axmed Sheekh Cali “Buraale” waxa uu si guud u taabanayaa xeerarkii hore ee Soomaalida oo ah kuwo aan asal ahaan haddii la baadho lagu helayn qoraal, se ah wax ku keydsan maskaxda odayaasha garyaqaannada ah iyo wax-garadka. Wuxuu buuggani cuskanayaa si uu mawdduucan u soo bandhigo qodobo dhawr ah:
1- Maahmaahyadii iyo hadalladii murtida ahaa ee garta lagu qaybin jiray.
2- Sheekooyinkii la kala dhaxlay ee odayaashii goob joogga u ahaan jiray wariyeen.
3- waxyaalihii qoraagu goobjoogga u ahaa ee indhihiisa ku arkay. Wuxuu markale qoraagu awoodda saarayaa si mawdduucu sugnaan ugu socdo lingaxyada dadka xoguhu xidhiidhka la leeyihiin inuu xidhiidh la sameeyo.
Reviews (0)
Ratings

0.0

0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Review this product

Share your thoughts with other customers

Write a review

Reviews

There are no reviews yet.