Su’aal sebi $8.99
Description
Waxa uu dhashay billowgii sagaashameeyadii, waxa uuna ku dhex barbaaray dagaalladii dalka ka dhacayay bur-burkii Dowladdii Dhexe ka dib. Walow dagaalladaas iyo durufahoodii adkaa aysan uga tagin jirkiisa dhaawac muuqda, waxay dubaaqiisa kaga tageen saameyn xooggan. Deegaankiisii, halkii uu ku korayay, deriskiisa, tahriibkii uu galay iyo isbaddelladii kala duwanaa ee uu wajahayay nolosha ayuu su’aalo adag oo isdaba yaallay iska waydiin jiray. Su’aalahaas oo maskaxdiisa daalin jiray,waxa uu isku dayi jiray in uu jawaabo waafi ah caqligiisa ka helo. Sheekadani waxay tilmaam u noqon kartaa jiilka wakhtigaasi ku soo aaday.
Yoonis Xasan Cabdulle
Reviews (0)
Ratings

0.0

0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Review this product

Share your thoughts with other customers

Write a review

Reviews

There are no reviews yet.