Buuggani, waxa uu u qoran yahay qaab sheeko ah oo si dadban u soo gudbinaysa sifooyinka iyo dhaqannada sida gaaraabidhaanka uga dhex ifa bulshada kolka lagu tunto ee la isku dhaqi waayo sharciga iyo xeerarka lagu wada heshiiyey oo saldhig u ah dawladnimada iyo wadanoolaanshaha dadka. Tusaale qayaxan bay sheekadu u soo qaadanaysaa nidaamkii dawliga ahaa ee kelitaliska ahaa ee M. Siyaad Barre hoggaaminayey oo hadh cad qashinka ku daray sharcigii lagu dhaqmayey oo xeer ka dhigay dooniddiisa iyo damaciisa qofnimo, dabadeed bulshadu ka dhaxashay hoog iyo halaag, kadeed iyo kuduud, burbur iyo baabba’, caddaalad darro iyo cadaawad, xaqdarro iyo xuquuq la’aan, dulmi iyo dugaagnimo, qabyaalad, qaybin, qas, qalalaase iyo QUDH-BAX.
Description
Reviews (0)
Ratings
0.0
0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0
Review this product
Share your thoughts with other customers
Write a review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.
Similar Products
-
-50%
-
-34%












Reviews
There are no reviews yet.