Kornaylka cidna waxba uma soo qorto $8.99
Description

Buuggani waa buuggii ugu horreeyey buugaagta Gabriel ee luuqadda Soomaaliga ku soo baxa, waa sheeko gaaban oo aad u qiimo badan. Waxay ku saabsan tahay qisadani saddex bilood oo ka mid ah waayaha kornayl ka mid ah halgamayaashii hore oo howlgabay iyo duruufaha uu ku noolyahay. Sheekada buuggani ma aha mid ay ku jiraan tijaabooyin khatar ah; xiiso gelin iyo kellifaad toona ma leh. Waa nolol caadi ah iyo dhacdooyin maalinle ah. Waa khibrad nololeed dabiici ah. Waa sheeko faneed deggen, laakiin taabanaysa halka ugu hoosaysa ee ruuxda.

Reviews (0)
Ratings

0.0

0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Review this product

Share your thoughts with other customers

Write a review

Reviews

There are no reviews yet.