“Miyaysan ahayn arrin la-yaab leh in aynu dhigannay taariikh, xisaab iyo juquraafi, balse aynu seegnay fasalkii ahaa sida loogu noolaado nolol wanaagsan?
Miyuuse jiray fasalkaasi horta? Ka warran haddii aan ku dhaho fasalkaas casharradii lagu dhigi lahaa waxaad ka dheegan kartaa dhiganahan, waxana macalimiin kuu noqonaya Epictetus, Martin Seligman, B. J Fogg, Mark Hyman, Matthew Walker, Cal Newport, Kristin Neff iyo Wallace D. Wattles!” – Shanwiil Baale












Reviews
There are no reviews yet.