Jasiiradda ninkii dhintay $2.50
Description

Sheekadan [Jasiiradda Ninkii Dhintay] waxaa qoray John Escott, oo ahaa ganacsade kahor intii uusan noqon qoraa. Waxa ay ka warrameysaa sheekadani gabar Koral la dheho oo aad u dhiifoonayd, wanaagsanahayd, naxariis badnayd balse wax walba oo nolosheeda kamid ahi ay is beddeleenn, kaddib markii aabaheed shil diyaaradeed ku geeriyooday. Koral waxa ay baraneysaa isticmaalka daroogada iyo la jaalka saaxiibbo xun xun. Nasiib wanaag se, maalmo qurxoon ayey dib ka dheefsanaysaa oo waayaha ayaa weji kale ku casumaya, iyada oo bilaabaysaa dhegeysiga heesha Jake Ross oo iftiin iyo rejo cusub noqonaya,waxana halkaas ka ibofurmaysa sheekada dhexmaraysa karol iyo jake Ross.!

Reviews (0)
Ratings

0.0

0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Review this product

Share your thoughts with other customers

Write a review

Reviews

There are no reviews yet.