Isha cumar ka lulata $14.90
Description
Buugga “Isha Cumar Ka Lulata” waa buug cilmi ku dhisan. Ma aha buug iska qubane ah, waxaa qoray Georgi Kapchits, waxaa ku jira 172 Sheekooyin Hidde Soomaali ah oo aan u badinaynno kuwa ugu wanaagsan sheekooyinka ab laga soo gaadhka ah.
Ma doonaysaa inaad wax ka ogaato sheekooyinka taxanaha ah ee Arraweelo, Wiil-Waal, Ina-Sanweyne, Yoonis-Tuug, Siyaad Dharyo Dhoobe, Cigaal Shiidaad iyo kowo kale? Buuggan akhri.
Reviews (0)
Ratings

0.0

0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Review this product

Share your thoughts with other customers

Write a review

Reviews

There are no reviews yet.