Description

Sheekada “Idman” ee ay qortay Dr. Xamda Xasan Warsame, waa sheeko jacayl oo dareen-taabad ah, una qoran hab qurxoon iyo hannaan bilan. Waa sheeko kulansatay duluc asluub leh, jilaa aqoon leh, tabin ashqaraar leh iyo waliba af hodan ah iyo aragti diinta iyo dadnimadaba difaac u ah.

Reviews (0)
Ratings

0.0

0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Review this product

Share your thoughts with other customers

Write a review

Reviews

There are no reviews yet.