Hoggaaminta fiican $10.59
Description
Buuggan loogu magac daray “Hoggaaminta Fiican” waxa uu ka kaabayaa hoggaamiyaha in uu u iftimiyo qayb walba oo khusaysa shaqadiisa. Buuggan waxa ka faa’iideysan kara qof kasta oo raba in uu xirfaddisa hoggaamiyennimo kor u qaado. Waxa kale oo buuggani aad uu u anfacayaa hoggaamiyayaasha shaqeeya ee ay xirfaddooda hoggaamiyenimo hoosayso, waxaana hubaal ah in haddii uu si deggen u barto, kuna dhaqmo xirfadaha ku yaalla buuggan, ay hoggaamintisii hore wax weyn iska beddelayaan, hawlihiisuna ay noqonayaan kuwo guuleysta aayaha.
Buuggani waxa uu dadka oo dhan siinayaa in hoggaamiyennimadu aanay ahayn xirfad lagu dhasho, ee qof kasta oo barta xirfadaha hoggaaminta ay u furan tahay in uu hoggaamiye noqdo, heerka uu doono ha hoggaamiyee.
Hoggaamiyennimada micnaheedu ma aha in aad xukunto qaran, maamul-goboleed, ama degmo, ee waxa aad hoggaamiye u noqon kartaa qoyskaaga, koox, saaxibbadaa, ama beesha aad ka tirsan tahay.
Reviews (0)
Ratings

0.0

0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Review this product

Share your thoughts with other customers

Write a review

Reviews

There are no reviews yet.