Dheefta suugaanta $10.99
Description

Buuggan “Dheefta Suugaanta” wuxuu ina barayaa wax badan oo ka mid ah sooyaalka suugaanta Soomaalida, suugaanta iyo hab-dhaqanka bulshada Soomaaliyeed, suugaanta iyo xidhiidhka ka dhexeeya qaybo badan oo ka mid ah nolosha Soomaalida ee joogtada ah: guurka, barbaarinta carruurta, xallinta khilaafaadka iwm.

Reviews (0)
Ratings

0.0

0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Review this product

Share your thoughts with other customers

Write a review

Reviews

There are no reviews yet.