Description

“Sanadihii aan siyaasada ku jiray Waxaan la kulmay suurad xumeyn, sumcad dil, shirqool khaarijis ah iyo diin ka saarid. Badi dadka ay caqabadaha baaxaddaas lehi soo wajahaan way ka niyad jabaan hanka nolosha iyo hiigsiga yoolka. Buuggani wuxuu dul istaagayaa awoodda, ruuxda, iyo karaanka sababta u ahaa in aan adkaysi u yeesho duruufahaa adag iyo xaaladahaa qallafsan. Wuxuu kaloo dul istaagayaa dhacdooyinkii iyo duruufihii saamaynta ku yeeshay qaabaynta iyo fahamkayga nolosha iyo siyaasadda. Waxaan rejaynayaa in uu noqdo jidbixin iyo tusmu la mahadiyo”. – Qoraaga buugga

Reviews (0)
Ratings

0.0

0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Review this product

Share your thoughts with other customers

Write a review

Reviews

There are no reviews yet.