“Waa buug daah furay cilmi afeed ku cusub saaxada af soomaaliga.Inta badan af-aqoolladu waxaay diiradda saaraan suugaanta iyo murtida afeed ee luuqadu leedahay balse buugan waxa uu u baryay docaan weli la sahamin oo isirka afka iyo xididka uu salka ku hayo ee ay ereyadiisu ka soo unkameen.
Description
Reviews (0)
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.












Reviews
There are no reviews yet.