Description

Sheekada Ebyan; wakhti iyo waayaha jacayl. Waa sheeko aad u heersarreysa markaan ka eegno dhanka soo bandhigista iyo jilista dareenka dhabta ah ee ay ka hadlayso. Haddii aad u malaynayso inay jacayl uun ku kooban tahay sheekadani waxa aan ku ogeysiinayaa inaysan intaa ku koobnayn oo sheekadu jacayl ka gudo ballaadhanayso markaad waraaqaha buuggan iyo xarfaha ku dhigan is-dultaagto.

Reviews (0)
Ratings

0.0

0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Review this product

Share your thoughts with other customers

Write a review

Reviews

There are no reviews yet.