Sheekada ku qoran buuggan la magac baxay Dalmar waa qiso ku saabsan qoysas Soomaaliyeed oo siyaabo kala duwan u kala lumay berisamaadkii. Burburkii iyo qaxii dhacay ayaa sii adkeeyey is heliddooda. Sooyaalka nolosha Soomaalida ee nolosha qarfaha iyo qurbaha ayaa ka dhex muuqata.
Waa wiil barbaar ah oo “Dalmar” lagu naanayso oo London ku nool. Halkaas buu aabbihii iyo hooyadii la deggan yahay. Dalmar isaga oo waxbarashada ku jira ayuu fasax helayaa. Soomaaliya ayuu u safrayaa. Halkaas buu dabadeed wax badan oo noloshiisii hore saamayn ku yeelan doona kula kulmayaa.
Vendor Information
- Store Name: Hiil Press
- Vendor: Hiil Press
-
Address:
Abu bakar al siddiq road, durya, 26 june
Hargeisa
Maroodijeex
252 - No ratings found yet!
Customer reviews
Reviews
There are no reviews yet.
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.