Dabinkii jiraalka
Sheekadu waa murti iyo madadaalo isla markaana waa muraayad bulshadu isku eegi karto marka laga sameeyo nolol maalmeedkeeda aanay dhugan inta ay ku guda-jirto.
Taariikh, qaab dhaqan iyo qaab fikir, hannaan nololeed iyo hayb bulsheed oo u yaalla qaab sheeko ah ayaa aad ka dhex helaysaa dhigaalkan, waxa aad ka dheehan kartaa dhinacyada qarsoon ee bulshada iyo dareennada ku dhex jira dubaaqa qofaf ka mid ah oo qayb ka aha sooyaalka nolosha bulsho iyo sababaha qaabyaalkeeda maanta.
Customer reviews
  • 0
    0 ratings
  • 5 Stars
    0%
    4 Stars
    0%
    3 Stars
    0%
    2 Stars
    0%
    1 Star
    0%
Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Vendor Information

  • Store Name: Hiil Press
  • Vendor: Hiil Press
  • Address: Abu bakar al siddiq road, durya, 26 june
    Hargeisa
    Maroodijeex
    252
  • No ratings found yet!