Your cart is currently empty!
Riyadii doqonka
$3.00
Waa mid ka mid ah Taxanaha Sheeko Gaaban, waxa qoray Fyodor Dostoevsky, waxaana turjumay Ismaaciil Jaamac.
Description
Nolosha ayaa u samaysan farxad iyo murugo isku lammaan, rejo iyo quus isku sidkan, jacayl iyo nacayb isku jeeni qaaran iyo gar iyo gardarro isku cayn wareegaya. Intaas oo halbeeg ka uu miisaankiisu bato ayaa ka kale muuqinaya. Haddaba, qofku marka ay ku itaalsadaan murugo iyo quus oo kale, wuxuu fikir iyo hawl badan ku bixiyaa sidii uga baxsan lahaa oo dabinkaa ugu lug bixi lahaa. Taasi mararka qaar wuxuu is tusaa inay jiri karto nolol ka madaxbanaan waxan uu dabran yahay, ee madax kaga taagan. Taasi waxay geysiisaa sidii lagu gaadhi lahaa noloshaa jacaylka, farxada, rejada iyo wanaagu ay u yihiin baadisoocda- waaba haddii ay jirto e- taas ayuu isku qanciyaa wadada kaliya lagu gaadhi karaa inay tahay inuu isdilo. Haaheey, si bakhtiya-nasiib ah ayuu qudha isaga jaraa, si uu u helo noloshaa u rabo, ugana baxsado wixii isaga ka awood batay. Haddaba, Fyodor Dostoevsky wuxuu si toos ah uga soo horjeedaa inuu qofku falkaa ku kaco, oo nolosha si caalwaa ah uga quusto Taa beddelkeedna, uu qofku raggannimo ku fara adaygo oo aannu nolosha isu dhiibin, oo jasha eebbe mooyee, aan cidna joojin!
Nin naftiisa ballan kula galay in uu dhafoorka baaskoolad isaga toogto, oo ay saamayn ku yeelatay u diirnax la’aan uu gabadh yar kula kacay, saamayn ka dhalatay ayaa saldhig u ah sheekada!
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.
Vendor Information
- Store Name: Hiil Press
- Vendor: Hiil Press
-
Address:
Abu bakar al siddiq road, durya, 26 june
Hargeisa
Maroodijeex
252 - No ratings found yet!
Related products
-
1 Million Rabbane
Original price was: $49.90.$32.90Current price is: $32.90. -
2023 Vintage Oversized Square Sunglasses Women’s Polarized Sunglasses Drive Cycling Eyeglasses Outdoor Sun Protection Glasses
Original price was: $16.67.$9.95Current price is: $9.95. -
2024 New Vintage Cat Eye Round Sunglasses Women’s Korean Version Metal Rimless Gradient Sun Glasses Luxury Shades UV400 очки
Original price was: $25.38.$13.95Current price is: $13.95. -
ADAPTER HP ORIGINAL TYPE C 65W
Original price was: $14.00.$13.20Current price is: $13.20. -
ADAPTER LONOVA USB
Original price was: $5.00.$3.30Current price is: $3.30.
Reviews
There are no reviews yet.