Your cart is currently empty!
Maxbuuskii qowqaas
$3.00
Waa mid ka mid ah Taxanaha Sheeko Gaaban, waxa qoray Leo tolstoy, waxaana turjumay Cabdiraxmaan Umal
Description
Sheekadan maxbuuskii Qowqaas waa sheeko gaaban oo uu qoray qoraaga Ruushka ah ee Leo Tolstoy sanadkii 1872. Waa sheeko uu isagu iska qoray xilli uu ahaa askari Ruush ah oo ka shaqeeya Qowqaas, waa sheeka uu isaga mutay oo uu naftisa ka qoray, xilliga adag ee askarinimada iyo waxa ka so maray waayahiisa uu ku so qaatay qawqaas.
Sheekadan waxaad u arkaysaa in uu qoraagu uu saaray sawir heer sare ah oo uu ina ku tusaya dhibtii uu so maray iyo waliba qolada takaarka sida ay u qafaasheen, qoraagu waxa uu adaagsanayanayaa magaca shifiin oo uu sheekada dhexdeeda isku ma talayo iyo waliba dhawr qof oo kale oo magacyo kale leh oo sheekada uu ku muujinayo.
Waa sheeko ku tusaysa colaada iyo dagaalada dhibta ay leedahay. Aniga Najma ahaan waxan u arkaa waa sheeko waayo aragnimo dheeriya aan ka dhaxlay oo aan markii aan dul marayey ama aan akhrinayey sawiranayey dagaalka, takaarka iyo askarta Ruushka ka dhexeeya, sida loo soo qafaalanayo qofka askariga ah, waxa uu mudan karo oo aan qofka akhrinaya ku reebaysa qota dheer oo fahanimo leh.
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.
Vendor Information
- Store Name: Hiil Press
- Vendor: Hiil Press
-
Address:
Abu bakar al siddiq road, durya, 26 june
Hargeisa
Maroodijeex
252 - No ratings found yet!
Related products
-
1 Million Rabbane
Original price was: $49.90.$32.90Current price is: $32.90. -
2024 New Vintage Cat Eye Round Sunglasses Women’s Korean Version Metal Rimless Gradient Sun Glasses Luxury Shades UV400 очки
Original price was: $25.38.$13.95Current price is: $13.95. -
ADAPTER HP ORIGINAL TYPE C 65W
Original price was: $14.00.$13.20Current price is: $13.20. -
ADAPTER LONOVA USB
Original price was: $5.00.$3.30Current price is: $3.30. -
Amir 50 ML
Original price was: $25.00.$21.00Current price is: $21.00.
Reviews
There are no reviews yet.