Your cart is currently empty!
Halgankii nolosha
$8.23
Waa mid ka mid ah Taxanaha Dibucurasho, waxa qoray Shire Jaamac Axmed
Description
Bulxan waa saddex jir. 1936 waxaa bilawday dagaal dhex maray gumaystaha fashiistaha Talyaaniga iyo iyo boqortooyada Itoobiya. Jaamac markaas wuxuu ahaa nin xoog iyo lixaad leh. Gumaystaha fashiistaha Talyaanigu wuxuu goostay inuu weeraro boqortooyadaas Itoobiya, oo ku darsado dhulka soomaaliyeed. Sidaas darteed ayuu u baahday ciidan iyo askar Soomaaliyeed oo uu ku jebiyo boqortooyadaas Itoobiya. Jaamac markaas gumaystaha fashiistaha Talyaanigu u qoray askar. Jaamac markaas wax shuqul ah ma haysan. Sidaas darteed ayuu iska yeelay inuu ka mid noqdo ciidanka gumaystaha fashiistaha.
Xaliimo iyo isagu markaas iskuma ay wanaagsanayn. Xiriirkoodu maalin ba maalinta ka danbaysa wuu sii xumaanayay. Bulxan isaga oo aan weli naaskii ka go’in, ayaa waalidyadiisii is fureen. Bulxan waxa loogu bixiyay markii uu dhashay ayuu dhaylo badan lahaa. Sidaas daraadeed waxay ku magacaabeen Bulxan.
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.
Vendor Information
- Store Name: Hiil Press
- Vendor: Hiil Press
-
Address:
Abu bakar al siddiq road, durya, 26 june
Hargeisa
Maroodijeex
252 - No ratings found yet!
Related products
-
1 Million Rabbane
Original price was: $49.90.$32.90Current price is: $32.90. -
2023 Vintage Oversized Square Sunglasses Women’s Polarized Sunglasses Drive Cycling Eyeglasses Outdoor Sun Protection Glasses
Original price was: $16.67.$9.95Current price is: $9.95. -
2024 New Vintage Cat Eye Round Sunglasses Women’s Korean Version Metal Rimless Gradient Sun Glasses Luxury Shades UV400 очки
Original price was: $25.38.$13.95Current price is: $13.95. -
Amir 50 ML
Original price was: $25.00.$21.00Current price is: $21.00. -
Argan Oil of Morocco Penetrating Hair Oil Treatment, Moisturizing 100ml, 3.3fl-oz
Original price was: $30.00.$27.50Current price is: $27.50.
Reviews
There are no reviews yet.