Your cart is currently empty!
Fanka maamulka
$9.41
Waa mid ka mid ah Taxanaha Dibucurasho, waxa qoray James Menzies Black, waxaana turjumay Cabdiraxmaan Xuseen Samatar
Description
Guud ahaan maamulku waa in si hagaagsan loo maamulo urur, ganacsi, ama nidaam jira iwm, oo si heersare ah loo maamulayo loona maareynaynayo khayraadka uu leedahay goobi waxay doonto ba ha qabatee. Daraaseynta iyo qiimeynta bii’ada ku xeeran iyo hirgelinta aragti fog oo odoros ka bixinaysa mustaqbalka goobtaas, yadoo niyad iyo ficil ba awoodda la isugu geynayo gaadhidda horumar waara iyo badhaadhe ay ka dheefaan cidda la maamulayo iyo cidda wax maamulaysaaba ayaa ah FANKA MAAMULKA ee aad maqasho.
Fanka Maamulku wuxuu inna barayaa fanka lagu dabbakho qaybaha nolosha ee kala duwan sida maaraynta shaqsiyadeed, Qoys, hay’adeed ama dawladeed iyo isku haynta ciddaas la maamulayo oo fan ah. Haddii aad aragto bulsho, qof, qoys, shirkad, hay’ad, goobo wax barasho ama dawlad oo guul iyo isku fillaansho la taaban karo gaadhay waxay leeyihiin hal sir oo keli ah; waa sirta Fanka Maamulka ku dhex jirta, akhri oo si dhab akhriskiisa uga dhig mid midhadhal ah.
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.
Vendor Information
- Store Name: Hiil Press
- Vendor: Hiil Press
-
Address:
Abu bakar al siddiq road, durya, 26 june
Hargeisa
Maroodijeex
252 - No ratings found yet!
Related products
-
1 Million Rabbane
Original price was: $49.90.$32.90Current price is: $32.90. -
2023 Vintage Oversized Square Sunglasses Women’s Polarized Sunglasses Drive Cycling Eyeglasses Outdoor Sun Protection Glasses
Original price was: $16.67.$9.95Current price is: $9.95. -
ADAPTER HP ORIGINAL TYPE C 65W
Original price was: $14.00.$13.20Current price is: $13.20. -
ADAPTER LONOVA USB
Original price was: $5.00.$3.30Current price is: $3.30. -
Amir 50 ML
Original price was: $25.00.$21.00Current price is: $21.00.
Reviews
There are no reviews yet.