Bakhtiyaanasiib

$2.50

Waa mid ka mid ah Taxanaha Sheeko Gaaban, waxa qoray Shirley Jackson, waxaana turjumay Cabdirisaaq Cumar Dhoore

Category:
Brands:

Description

waa mid ka mid ah buugaagta doodda badani ka dhalatay kaddib soo saaristooda, illaa laga joojiyey bulshada la wadaagiddiisa iyo faafintiisaba.</div>
<div dir=”auto”>Dulucda sheekadu waxa ay diiradda saareysaa dood ku saabsan ku dheggenaanta dhaqammada duugoobay ee bulshada, iyo waxa dhici kara marka dhaqammadaas sidooda loo dabbaqo iyadoo aan la horumarin.

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Vendor Information

  • Store Name: Hiil Press
  • Vendor: Hiil Press
  • Address: Abu bakar al siddiq road, durya, 26 june
    Hargeisa
    Maroodijeex
    252
  • No ratings found yet!

Related products