Bakhtiyaanasiib

waa mid ka mid ah buugaagta doodda badani ka dhalatay kaddib soo saaristooda, illaa laga joojiyey bulshada la wadaagiddiisa iyo faafintiisaba.</div>
<div dir=”auto”>Dulucda sheekadu waxa ay diiradda saareysaa dood ku saabsan ku dheggenaanta dhaqammada duugoobay ee bulshada, iyo waxa dhici kara marka dhaqammadaas sidooda loo dabbaqo iyadoo aan la horumarin.

Customer reviews
  • 0
    0 ratings
  • 5 Stars
    0%
    4 Stars
    0%
    3 Stars
    0%
    2 Stars
    0%
    1 Star
    0%
Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Vendor Information

  • Store Name: Hiil Press
  • Vendor: Hiil Press
  • Address: Abu bakar al siddiq road, durya, 26 june
    Hargeisa
    Maroodijeex
    252
  • No ratings found yet!